@faadumoaxmed5589

Maashaaa.alaaah  guuuuuul  hore usocdaa guuuuuul

@mohamadjamaboodle-qu1cn

JIMCO MUBAARIK FALASTIIN AND SHAQAALAHA VOA 👍 FROM WESTERN đŸ‡ȘđŸ‡ș

@momojojo619

Yeeeeees

@AbdifetahIOmar

Talaaabada ugu horeeso madaxweynaha u qaaday arimaha doorashada oo ah in dastuurka faramaroojiyay iyo in uu gudi doorasho gudoon uga dhigay shaqsi isaga campaigner u ahaa oo aan dhexdhexaad aheyn marka riyada haka soo tooso madaxweynaha xaqiiqda marka usoo noqdo laga wada hadli karaa doorasho.

@Harunhassan138

CC Shakuur waxaa tiri in barlamaankaan oo kaliyah sofaraanimada dalka ay ku hartay. Ma dhihi jirinoo in baarlamaanka lagu shubto. Warkaaga waa la jiifiyaana banaan.

@husenabdimohamed8943

Mahadsant walaashey VOA ❀❀❀❀

@MaxamedSanka99-qm6mg

Shalay nin kasta oo xilka ugu sareeya doonayay oo c c warsame kamid yahay khudbadiisi inuu dib dhegeesto ayaan usheegilaa qof iyo cod anagu ayaa fanteenu kujirtaa hadaanahay shacbka somaliyed 20sano nin danleh inaan uafduubnaano caqli maaha ninkii shacbiyad heli karo wixii cod uu mudanyahay shacabkaa cadeeynayaa hadba nin aan waxar jaban lagu aamini karin inuu qeeylo uun inoola yimaado waa xishood dari runtii

@Harunhassan138

CC Shakuur dastuurka waxaa soo diyaariyay guddigadastuurka, waxaana sharciyeeyay barlamaanka.

@faadumoaxmed5589

Cbdiraxmaaanow  meel  iska fariiso  isasoo  sharx  calafkaaga  ayaaad  cunysaaaa

@Moha_ed_31

In ay Somalia, Mogadishu ay doorasho ka dhacdo uun baa ah suurta gal.

Doorosho guud oo teel teel ah ayaa u baahan waqti. [ Time. ] 

Doorosho [ Election. ] waa astaan ka mid ah astaamaha dowlad wanaag. Somalia, Mogadishu waxa ay ka soo kabsadeen colaado sokeeye [ Civilwars. ].

@Caaqilka1

DOORASHO NIN KELIYA AH AYAA KA DHACEYSA 
NINKA KELIYAHNA WAA XASAN
EE KELIGII KAAR SIIYA 
HA ISU CODEEYEE
ILEEN SOOMAALI FARO KUMA UU HAYEE

@Caaqilka1

Doorasho nin iyo cod ah soomaali oo dhan ayaa diyaar u ah
Laakiin waxa taas kana dhooqeeyey maamulka dawlada dhexe
Oo weli foolxun oo keli talisnimo uyeelay

@Hashum101

❀Asc❀Bahda ❀Voasomalianews❀salad qiimo❀badan❀

@BirlabBirlab

Soomaaliyeey Xasan shiikh kitaab kii lagu dhaariyay mar horuu aasay

@odayjama1829

Hargaysa  800.000 ayaa ka cadooyeh sinabad ah markaa sidee ku tegin hadii aadan katalin Waqooyiga gaalkacayo iyo bosaaso iyo sanaag 3 degmo kamid ah waa puntland  nugaal oo dhan inta oo gobol ayaa gacantiina kamaqan xagaad ka qaban hadii villa somaliya  tahay waa ok

@SMATransport

Saamiley siyasaded Waa mida dalka dib u dhigtay

@fatimaahmed8406

War umad yahay mucjisada ah si idiin roon lama yaqaano? Doorashada qof iyo cod ah waa talaabo hore loo qaaday ee waxa diidan waa siyaasi tuug eh iyo dad qabiil maskaxda ka dardaray war aan aduunka la tartano qabiil intan iska dhaafno dowladan haday xuntahay dowlad la’aan ayaa ka daran waa laga gudbi doona ninka maanta joogana beri ma joogi diina

@SakiHashi

Hsssn sheikh aan bal aragno mssagaduu haatinayo meshuu ku falki lahaa waayo waa day dreem ah in shalay wuxuu diidanaa 
Manata dhaho waan samaynaa waliba kuu darsado indha adeeg shlay waxaa daba kaa riixayey shisheeye manata ayagaa raba in ay ku fashaliyaan

@Hashum101

❀jimca muparak❀