Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; shidaal sahminta Soomaaliya oo dhammaad ku dhow, ciidamada Suuriya oo fuliyey howl-gallo ka dhan haraadiga Assad, Mareykanka oo rajo ka muujiyay wada-hadallada Xamaas, Ra’iisul Wasaaraha xiga ee Canada oo la xulay, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:02 Maxaa ka cusub shidaal sahminta Somalia?
07:36 Howlgallada ka dhanka ah Calawiyiinta Syria
09:56 Rajada wada-hadalka Xamas iyo Mareykanka
11:25 Mareykanka oo tarxiilaya arday Falastiini ah
12:37 Rubio oo Sacuudiga kula shiraya Ukraine
15:41 Canada oo yeelanaysa R/Wasaare cusub
21:43 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: youtube.com/voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: www.facebook.com/voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: www.instagram.com/voasomali/
🟠 Nagala soco Twitter: twitter.com/voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhalliny
コメント