Loading...
「ツール」は右上に移動しました。
利用したサーバー: wtserver1
667いいね 45,162 views回再生

Bandhigga VOA: Doorasho qof iyo cod ah ma ka dhici kartaa Soomaaliya? | VOA Somali

Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muran hareeyey doorashooyinka Soomaaliya, iyo haddii xukuumadda ay ka dhabeyn karto qabashada doorasho qof iyio cod ah. Waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

コメント